Ciidamada amniga oo Muqdisho ku dilay nin hubeysan oo la socday Mooto Bajaaj

Ciidamada amaanka dowlada Somalia ayaa ku dilay magaalada Muqdisho nin ku hubeysnaa qori Ak-47 ah ka dib markii ay ka shakiyeen. Falkan ayaa xalay ka dhacay isgoyska Maana booliyo ee degmada Shibis ka dib markii ciidamo halkaas ku lahaa bar kontrol uu ku soo baxay nin hubeysan oo la socday mooto bajaaj wadada mareysay. Warar … Continue reading Ciidamada amniga oo Muqdisho ku dilay nin hubeysan oo la socday Mooto Bajaaj